Qofkii ugu horeeyey oo dalka Kenya ugu geeriyooday cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in qofkii ugu horeeyey uu gudaha dalkaas ugu dhintay cudurka Coronavirus. Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in qofka dhintay uu ahaa muwaadin ka soo laabtay Koonfur Afrika 13-kii bishan Maarso, laguna karantiilay magaalada Nairobi. Waxa kaloo wasaaraddu sheegtay in qofkaasi oo nin ahaa ay da’diisuna ahayd 66-sano … Continue reading Qofkii ugu horeeyey oo dalka Kenya ugu geeriyooday cudurka COVID-19